MASRAX Films on Mashariki African Film Festival 2027
Oct 16, 2026
MASRAX Films waxay ku faraxsan tahay inay shaaciso in laba filim oo ay soo saartay si rasmi ah loogu xulay Mashariki African Film Festival 2027: QasaaroX (LossX), oo ah filim dheer oo uu agaasimey(directed) Abdulkadir Sheikh “Ato”, iyo Guhaado, oo ah filim gaaban oo uu agaasimay Mahad Qalax. Waxaan u hambalyaynaynaa agaasimayaasha, jilayaasha iyo kooxihii ka shaqeeyey labada filim, waxaana uga mahadcelinaynaa dadaalkooda.
MASRAX Films is pleased to announce that two of its productions have been officially selected for the Mashariki African Film Festival 2027: QasaaroX (LossX), a feature film directed by Abdulkadir Sheikh “Ato”, and Guhaado, a short film directed by Mahad Qalax. We congratulate the directors, cast members and crews of both films and thank everyone who contributed to their production.



